Daawo Muuqalka”Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Eedaymo Culus UJeediyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele Iyo Xukuumadiisa
June 7, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdiraxmaan bashiir oo kamid ah climada reer jabuuti ee ku dhaqan dalka dibadiisa ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne geele isagoo su kulul udhaleeceeyay xadhiga iyo tacadiga loo gaystay duuliye fu,aad oo xabsiga gabood kasoo dhex duubay muqaalka murugo