berberatoday.com
Ex Wasiir Marxuum Cali Qoorseef Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
June 8, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Ex Wasiir Cali Maxamed Xasan (Cali Qoorseef)Oo Ku Geeriyooday Hargeysa ..

Marxuum Cali Qoorseef Ayaa Xilal Kala Duwan kasoo qabtey Somaliland Waxaanu Xukumadii Daahir Rayaale Ka Ahaa Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Bada.
Marxuum Cali Qoorseef Ayaa Kasoo Jeeday Deegaamada Gobolka Sanaag Waxaanu Wasiirnimada Ka Hor Xilal Kala duwan kasoo qabtay Wasaarada maaliyada Somaliland waxaanay isaga iyo qoyskiisu ahaan jireen qoys Caana oo Ganacsato ah Hargeysa Iyo Berbera daganaa.
Marxuumka Ayaa Xaaladiisa Caafimaad Lagula Tacaalayay slSaacadihii ugu danbeeyay Cisbitaalka Royal Ee Hargeysa kadib markii dhiig Madaxa kaga furmay marxuumka .
Narxuumka Alle Samir Iyo Iimaan Haka Siiyo Qoys Iyo Qaranba Jantul Fardawsana Ha Geeyo Aamin Aamin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews