Dawlada Sweden Oo Joojisey Laba Mashruuc Oo Ay Ka Kala Waday Somaliya Iyo Somaliland+Cadadka Dhaqaalaha Ay Ku Maalgalin Jirtay!
June 9, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada dalka Sweden ayaa la sheegay in ay gabi ahaanba joojisay laba mashruuc oo maalgalintooda ay ka waday Somaliland iyo somaliya islamarkaana ay ku bixin jiray lacag malaayiin dollar.
