Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyay Agaasimihii Fulinta Ee Ciidankaas Iyo Sababta?
June 9, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka dabdamiska Somaliland gen sawaaxili ayaa shaqadii ka joojiyay Agasimihii fulinta ee ciidanka dabdemiska Somaliland Mr Cabdiqaadir isagoo soo saaray warqada uu shaqada kaga joojiyay agasimaha taasi oo uu ku sexeexan yahay taliyaha ciidanka dabdemiska Somaliland sareeye guuto Axmed Sawaxili
