berberatoday.com
Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyay Agaasimihii Fulinta Ee Ciidankaas Iyo Sababta?
June 9, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka dabdamiska Somaliland gen sawaaxili ayaa shaqadii ka joojiyay Agasimihii fulinta ee ciidanka dabdemiska Somaliland Mr Cabdiqaadir isagoo soo saaray  warqada uu shaqada kaga  joojiyay agasimaha taasi oo uu  ku sexeexan yahay taliyaha ciidanka dabdemiska Somaliland sareeye guuto Axmed Sawaxili

Warqada uu taliye sawaaxili shaqada kaga joojiye agaasimihii fulinta ee ciidanka dabdamiska ayaa lagu sheegay qodobo loo cuskaday iyo amar diidooyin uu ku kacay agaasimuhu iyadoo  ay kala yihiin afar qodob  warqadani lagu xusey Sidan;

1;Wada shaqeyn la’aan ka timid dhanka agasimaha.

2;Ku xadgudub dhanka jiraanjirada shaqo ee taliska ciidankasi.

3;Amar qaadasho la’aan iyo inuu baal marey habka maamul ee ciidanka dabdemiska Somaliland.

4; ku tagrifal awoodeed.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews