berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Warbaahinta Dalka Jabuuti Oo Waraysi Xabsiga Kaga Soo Dhex Duubtay Duuliye Fu,aad Yuusuf Iyo Waxa Uu Ka Yidhi Tacadiga Loo Gaystay?
June 10, 2020 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Waraabhinta Dalka Jabuuti ayaa xabsiga Dhexdiisa muuqaalka ay ku waraysanayso kaga soo duubtay Duuliye fu,aad Yuusuf Cali oo ku xidhan xabsiga gabood oo uu Hore isaga soo duubay muuqaal argagax galisay shacabka Jabuuti isagoo ku dhex xidhan suuli.

Duuliye Fu,aad ayaa ka waramay xaaladiisa caafimaad iyo Qoyskiisa oo loo ogolaaday labadii maalmood ee udanbeeyay inay arkaan

Sidoo kale Duuliye fu,aad ayaa la waydiiyay su,aalo la xidhiidha muuqaalkii hore ee uu iska soo duubay.

Xukuumada madaxwayne ismaaciil cumar geele ayaa muuqaalka ay kasoo baahisay duuliye fu,aad uga dan lahayd sidii loogu dajin lahaa shacabka ka gadooday xadhigiisa iyo tacadiga ay dawladu kula kacday kaasi oo cadhadii shacabka ka ee ka dhalatay ay gilgilshay magaalada jabuuti iyo bulshada caalamka ay kala kulantay dhaleecay ku saabsan qaabka ay asriga ciidanka cirka ka tirsanaa ay uxabistay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews