Barnaamijka Ka Hadlaya Hanaqaanka Iyo Hantaaqooyinka Xisbiyada Badan Ee Somaliland Iyo Caqabadaha Ku Xeeran!
June 12, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Tvga CBA Ka Diyaariyay Marxaladihii kala duwanaa ee ay Somaliland Soo martat iyo caqabadaha ku xeeran hanaanka iyo hantaaqooyinka xisbiyada badan ee Somaliland.
