Daawo Muuqalka”Fanaaniinta Waaga Cusub Oo Soo Saaray Hees Ay Ku Karbaasheen Nabar Iyo Naxdin Iyo Ficilo Ay Soo Abaabuleen Farmaajo Iyo Khayre Oo Fashilmay
June 13, 2020 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Fanaaniinta Waaga Cusub ayaa soo saaray Hees ay ku dhiilayaan kooxda Madaxwayne farmaajo Iyo Khayre Ee Nabar iyo Naxdin Taasi oo 48saacadood ee lasoo dhaafay qabsatay baraha bulshada.
