Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jabuuti.
June 14, 2020 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha itoobiya abiy axmed iyo wafti uu hogaaminayay oo ka qaybgalaya wada hadalada somaliland iyo somaliya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada jabuuti.
