Waftigii Somaliya Ksocday Oo Soo Gaadhay Magaalada Jabuuti Iyo Qaabka Loo Qaabiley.
June 14, 2020 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha somaliya farmaajo ayaa gaadhay magaalada jabuuti halkaasi oo lagu soo dhaweeyay madaarka diyaaradaha ee magaalada jabuuti

