berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Akhriso Magacyada Labada Guddi Oo Maanta Lagu Magacaabay Shirka Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti Ka Socda
June 15, 2020 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Wajigii labaad ee Shirka Jabuuti uga socda Somaliland iyo Somaliya, ayaa lagu Magacaabay laba guddi oo sii wadi doona Wadahadalada, isla markaana soo saari doona waxyaabaha lagu heshiiyey intuu Shirku Socday.

Magacyada Guddiyada labada dhinac,oo ay heshay Shabakada Berberatoday ayaa lagu sheegay dhinaca Somaliland magacyadooda sidan.

Wasiirka Arrimaha Dibada 1Yasin Haji Mohamud Hir. 2 Wasiirka Ganacsiga dalxiiska. Mohamud Hassan Sa,ad 3 Dr Edna Adan Ismail Advisor for President 4 Wasiirka Xanaanada xoolaha Iyo kaluumaysiga Said Sulub Mohammed 5 Wasiirka Maaliyadda Dr Saad Ali Shire 6 Ambassador Abdifatah Said Ahmed 7 Xoghaynta Gaarka madaxwaynaha Mubarak Ismail Taani.

 

Dhinaca Somaliya Magaca Jagada 1. Mudane Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka Wasaarad Arrimaha Gudaha & Federaalka, JFS 2. Mudane Cabdirashid Maxamed Axmed Wasiirka Wasaarad Batroolka & Kheyraadka; JFS 3. Mudane Xuseen Cabdi Cilmi Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarad Arrimaha Dastuurka 4. Mudane Maxamed Dahir Afrax Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Fulinta iyo Dib-u-eegista Dastuurka 5. Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka 6. Xil. Maryan Cariif Qaasim Xildhibaan 7. Mudane Balal Maxamed Cusmaan Lataliyaha Sare & Wakiilka Madaxweyna

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews