“Iima Muuqato Guul Loo Dabaal Dego Oo La Soo Hooyey Qaranka Somaliland…” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ee WADDANI.
June 16, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Khadar Xuseen Cabdi ayaa ka hadlay wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ku dhex-maray dalka Jabuuti.
