Maxkamada Gabiley Oo Dhaarisay Xildhibaan Buuxin Doona Kursiga Xubin Xildhibaan Oo Hawen Ahi Ka Geeriyootay
June 16, 2020 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Maxkamada gobolka gabiley ayaa maanta sirasmi ah udhaarisay xildhibaan shirwac oo buuxinaya booskii ay ka geeriyooday xildhibaan cibaado maax oo dhawaan ku geeriyootay dalka ingiriiska.
