Tartan Dhinaca Baaskiilka Ah Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabanayo Magaalada Hargeysa.
June 16, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ayaa waxaa markii ugu horeysay abid ka qabsoomaya tartan dhinaca Baaskiiladaha.
