berberatoday.com
Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Gudoomiyihii Shabakada Wararka Wajaalenews Iyo Ganacsade Cali Waraabe Oo La Sheegay Inuu Dacweeyay
June 17, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska, ayaa goor-dhoweyd Xabsiga u Taxaabay Gudoomiyaha Shabakada Wararka ee Wajaalenews.com Md. Yuusuf Xirsi. Xadhigan sharci-darada ah ee lagula kacay Gudoomiyaha shabakada Wajaalenews.com, ayaa la sheegay inuu ka dambeeyey ganacsade Cali Waraabe Hase-yeeshee xadhigu ma waafaqsanaa xeerka Saxaafada, ee golayaasha Qaranka iyo Madaxweynuhuba ansixiyeen. Ciidamada xidhay weriyaha ayaa la sheegay in aanay sidan wax Waaran ah oo xadhigiisa xalaalaynayaa. Si kastaba ha ahaatee, Maamulka guud ee Shabakada Xogreebnews waxa uu cambaareynaynaa xadhigaa sharci darada ah ee lagula kacay Gudoomiyaha Shabakada wajaalenews.com. Waxanan taliska Ciidamada Booliska usoo Jeedinaynaa in sida ugu dhakhsaha badan xoriyadiisa ugu soo celiyaan weriyaha

 

 

Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews