Hargeysa”Meydad Udhintay Xanuunka Covid19 Oo Dooxa Xeedho Ee Waqooyiga Hrgeysa Lagu Gubay Iyo Dadka Deegaankaas Oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saaray
June 17, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa duleedkeeda waqooyi gaar ahaan deegaanka Xeedho ayaa lagu gubey dad Somaliland ugu dhintey COVID19 sida ay sheegen shacabka ku dhaqan deeganka lagu gubey, shacabka ku dhaqan deeganka Xeedho ee waqooyiga magaalada hargeysa ee deegankooda lagu gubey maydadkan ayaa cabasho arrinkasi ka muujiyey sheegeyna inuu khatar caafimadkooda ku yahey dambaska iyo hadhaaga maydadka la gubey.
Dadweynaha cabshada muujiyey ayaa la hadley Bulsho tv.
Sawirada hoose waa goobta lagu gubey maydadka, hadhaagii, dambiskii, naxashayadii lagu gubey maydadkas iyo bulshada cabshada muujiyey.