“Dawladda Federaalka Somaliya Ayay Puntland Qayb Ka Tahay, Iyada Ayaana Shirka Ku Metalaysa”Cali Guray.
June 17, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Caliguray” oo kamid siyaasiyiinta reer somalland ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay madaxda maamul goboleedka Punthland Somaliya isagoo xusay in shirka wadahadalada Somaliland iyo somaliya ay ku matalayso dawlada somaliya oo maamulka Goboleedka punthland ay qayb ka yihiin..
Sidoo kale Cali Guray ayaa maamulka punthland ugu baaqay in ay xishoodaan madaxdooda shirka ay iyagu ku matalaan dhulka Somaliland aanay jirin cid taako ka haysan kartaa.