berberatoday.com
Midowga Yurub Oo War Ka soo Saaray Wada-hadalada Somaliland Iyo Somaliya H
June 17, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Midowga Yurub ayaa qoraal rasmi ah kasoo saaray wadahalada Dowladda Soomaaliya Iyo Somaliland uga furmay Magaalada Jubuuti ee dalka Jabuuti.

Midowga Yurub ayaa qoraalka uu soo saaray kusoo dhaweeyey wada-haladii 14 Bishan June ka furmay Jabuuti, waxayna ku tilmaameen inuu yahay tallaabo muhiim ah oo Hore loo qaaday rajona gelineysa Shacabka labada dal iyo Qaaradda Africaba

“Waa qayb muhiim ah talaabada kalsooni dhisida ee wadahadalka somaliya iyo Somaliland laguna yareynayo kala aragti duwanaanshaha, laguna horumarinayo dhismaha nabadda, barwaaqada iyo hurumarka gobolka. Djibouti iyo Itoobiya waxa ay ciyaareen door fir-fircoon oo uu ku qabsoomay wada-halka,” ayaa lagu yidhi qoraalka oo kidowga yurub ku baahiyeen bartooda twitrerka ee Midowga Europe.

Midowga Yurub ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi ay labaduba ka go’an tahay sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen hannaanka Nabadda iyo horumarinta geeska Africa

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews