berberatoday.com
“Suldaan Siciid Waxaan Leeyahay Nabad Galyadu Gacantaaday Ku Jirtaa, Ee Yaanay Abtiyadaa Ku Dhicin”Kornayl Siciid Cawil Caare”Daawo Muuqal
June 17, 2020 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Kornayl Siciid Cawil Caare oo ku sugan dalka Turkiga ayaa markii uhoraysay ka hadlay xaalada somaliland isagoo soo dhaweeyay shirka wadahalada somaliland iyo somaliya ee ka qabsoomay dalka jabuuti.

Sidoo kale kornayl Caare ayaa shaaciyay in uu ku biirayo asxaabta siyaasada somaliland

Dhanka kornayl caare ayaa ka hadlay heshiiskii ay xukuumada somaliland wada galeen isagoo soo jeediyay in xukuumadu dhamaystirto

Kornayl caare ayaa fariimo isbarkan udiray gudida nabadaynta ceel afwayn isagoo beelaha walalaha ah ee deeganadaasi wada dega ugu baaqay in ay wada jirkooda ilaashadaan nabada qaataan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews