Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland Ee Lagu Ansixinaayey Labada Xubnood Ee Gudida Doorashada Ee Xisbiyada Mucaaradka Oo Baaqday.
June 21, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kalfadhigii aan caadiga aheyn ee golaha wakiillada Somaliland oo dib u dhacay muddo 7 cisho ah.
Kalfadhigan aan caadiga aheyn ayaa la rabay in lagu codka kalsoonida loogu qaado labada xubnood ee guddida doorashooyinka Qaranka ee xisbiyadda mucaaridka Somaliland.
