Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Markale Ka Hadlay Qaabka Ay Ardayda Fasalada Afraad Ugalayaan Imtixaanka Shahaadiga Ah”Daawo Muuqal
June 22, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa,uud Aadan Faarax ayaa markale ka hadlay qaabka ay ardayda fasalada afraad ee dugsiyada sare ugalayaan imtixaanka shahaadiga oo bilaabmaya 27bisha
Sidoo kale gudoomiye daa,uud ayaa ka hadlay mudada uu soconaya imtixaanku
https://youtu.be/OkUDu_1BNVU?t=120
Berberatoday.com