Maamulka Xarunta Agoomaha Hargaysa Oo Ka Hadlay Fal Kufsi Ah Oo Xarunta Ka Dhacay, Kana Jawaabtay Eedo Loo Soo Jeediyay”Daawo Muuqal
June 22, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa marwo caasho qaalib ayaa ka hadashay xqiiqada fal kufsi oo gabadh yar oo xarunta ku jirta loo gaystay.
