berberatoday.com
“Hunguri Wax Ka Wayn La Mariyaa Wuu Dilaacaa Walee waan ogaa jabuuti Waxaynu Ku Faraxnaa Inaanay Inooga Imanayn Hadii hamuun Loo Qabo Lacag Cashuurteena Inaga Badan Ee Dalka In La Xaraasho Maaha”Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
June 23, 2020 - Written by Berbera Today

Wax Soconaya Maaha Halays Dhex Galo Is Dhex Gal Iyo Heshiis Iyamaa Horeeya Waa Heshiis Halkii Ugu Danbaysay Laga Bilaabay Hunguri Wax Ka wayn La Mariyaa Wuu Dilaacaa Saaxiibayaal Idinka Soconmayso Masiirkayagana Shilimo Siisanmaysaan Dalkan Waa Loo Dhintay Iminkana Ragbaa U Diyaara Difaaciisa Ilaahay baa Wax Bixiyee Cashuurteenaa Inagu Filan Ee qaranimada Aanu Gaadhka Ka Haynay Sodonka Sano Hanagu Dul Xaraashina Shacabkana Mid baan Leeyahay Shacabyahow Dalkiina Ilaashada Wada Hadalkii Ugu Horeeyey Ayaynu Aragnaaye Maxaynu Ka Filan Karaa Wada Hadalka Labaad Dee Dalkoo La Wareejo Shacabku Gudo Iyo Dabedba Dalkooda Ha Ilaashadaan Aamin Danbana Dhimay
Ilaahay siduu khayrku kujiro hayna waafajiyo

 

Xaaji Cabdi Jaamac Aadan

Berbera Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews