Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay In Ay Joojisay Dadka Dalka Dibediisa Uga Imanaya Xajka.
June 24, 2020 - Written by Berbera Today
Makka(Berberatoday.com)-Dawlada boqortooyada sucuudiga ayaa shaacisay in ay sanadkan joojisay dadka xujajda ah ee dalka dibadiisa uga imanaya in ay Uxajaan.
