berberatoday.com
“Uma Dulqaadan Karno Faragelinta Turkiga Ee Libya….”Emmanuel Macron Madaxweynaha Faransiiska
June 25, 2020 - Written by Berbera Today

Paris(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in aanay u dulqaadan karin faragelinta militeri ee uu Turkigu ka wado dalka Libya, waxaana uu ku eedeeyey in Ankara dheeleyso cayaar khatarteeda leh.

Macron waxa uu sheegay in uu u caddeeyey madaxweyne Erdogan in uu Turkigu ka horyimid dhamaan hishiiskii lagu gaadhey Berlin iyo cunaqabateyntii hubka ee Qaramada Midoobay, meel khalad ahna uu kubadda u laadayo.

Turkiga ayaa taageera dowladda caalamku aqoonsan yahay ee fadhigeedu yahay caasimadda Tripoli, halka Faransiiska ay ka mid yihiin dalal dhowr ah oo garab siiya jeneral Khaliif Xaftar oo ciidankiisa ay haystaan Bariga Libya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews