Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamud Aadan Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo
June 26, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berrberatoday.com)-Khilaaf Cusub Ayaa Ka Dhex Qarxay Gudoomiye Saleebaan Iyo Muuse biixi cabdi oo Salka Ku Haya Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Gacmaha Lasoo Galay Arimaha Dhaqanka Beesha Gudoomiye Saleebaan
Xaflada 26ka Juun Ee Caawa Gudoomiye Saleebaan Kama Soo Xaadirin
Xalku Wuxu Taagan Yahay In Kaahin Xilka Wasaarada arimaha Gudaha laga Qaado Iyo In Gudoomiye Riyoraac Booskiisa La bedelo Loona Soo Magacaabo Xubin Dhexdhexaad Ah
Khilaafkan Gudoomiye saleebaan iyo muuse Ayaa Gaadhi Doonaa Xisbiga kulmiye ilaa Doorashooyinka Hadaan Xal Deg deg ah La Gaadhin.