Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Magaalada Burco Kaga Qaybgalay Xuska Sanad Guuradii 60aad Ee Maalinta Somaliland Xornimada Qaadatay B
June 26, 2020 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa magaalo madaxda gobolka tog dheer kaga qaybgalay munaasibad loogu dabaal degayay 60aad guuradii kasoo wareegtay maalintii Somaliland xornimada kaqaadatay guumaystihii ingiriiska