Barnaamij Lagu Lafo Guray Wadahadalada Somalland Iyo Somaliya Iyo Kelmadihii Ay Ka Yidhaahdeen Haldoorka Jsl.
June 30, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahanka,siyaasiyiin iyo haldoor bulshada reer somaliland ayaa ka hadlay xoriyadii lixdii ee somaliland ka qaadatay boqortooyada ingiriiska iyo midnimadii jibada ahayd ee ay la gashay somaliland iyo somaliya.

