berberatoday.com
Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumada Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Hogaanka Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo
July 1, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa Maanta Qado Sharafeed Lagu Maamusay Hogaanka Ugu Sareeya Dalada Dhalinyarada Ee Sonyo

Hadhimo Sharafeedkan ayaa Waxaa Soo Agaasimay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumada Iyo Xisbiga Kulmiye Ugu Horayn Waxaa Si Weyn U Bogaadiyey Masuuliyiinta Cusub Ee Loo Doortay Dalada Dhalinyarada Sonyo Agaasimaha Wacyi Gelinta Komishinka Heer Qaran Ee Xakamaynta Cudurka Dilaaga ah Ee HIV/AIDS Mudane Muxayadiin Yuusuf Ibraahim Waxaanu Ilaahay Uga Baryay Inuu Hawshaas Culus Ee Dhalinyarada Alle Idinku Asturo,Geesta Kale Ex Agaasime Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) Ayaa Kula Dardaarmay In ay Ka Shaqeeyaan Horumarinta Arimaha Dhalinyarada,Waxaanu Alle Uga Baryay Inuu Xilkaa U Fududeeyo.

Ugu Danbayn Masuulyiinta Dalada Sonyo Ayaa Uga Mahadnaqay Martiqaad Ay U Fidiyeen Masuuliyiinta Iyago Xusay In ay Horumar Balaadhan Ka Samayn Doonan Baahiyaha Dhalinyarada Somaliland inta ay mudo xileedkooda ku jiraan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews