Maxkamada Gobolka Awdal Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Gacan Kudhiigle Gabadh Yar Kufsaday Kadibna Qudha Kajaray Oo Dilay
July 1, 2020 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Maxkamadda gobolka Awdal ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Cabdi Siciid Muuse, oo hore u kufsaday kadibna u dilay Shukri Yuusuf Xuseen.
Kufsiga gabadhan yar ayaa ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Garbadadar ee gobolka Awdal.
Berberatoday.com