“1 July Waa Maalin Lagu Hungoobay Oo Madow U Ah Shacabka Somaliland, Wax Is Dhex-Gal La Yidhaahdaana Ma Jiro” Madasha Wadatashiga.
July 2, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta madasha wadashatiga iyo toosinta qaranka ayaa ka hadlay maalinka 1july ee ay Somaliland la midowday somaliya taasi oo ay ku tilmaameen maalin madow u ah shacabka Somaliland
Siyaas maxamed xaashi cilmiy ayaa sidoo kale sheegay in isdhexgalka labada bulsho ee Somaliland iyo somaliya aanu suurto gal ahayn ilaa inta laga heshiinayo xasuuqii ay ugaysteen shacabka Somaliland.