berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Buurta Jufa Ee Degaanka Wajaale.
July 2, 2020 - Written by Berbera Today

Wajaale(Berberatoday.com)-Barnaamij xiisbo badan oo laga diyaariyay buurta jufa uuray ee deegaanka wajaale ee gobolka gabiley.

Buurta jufa oo loo yaqaano magacyo kale oo ay kamid yihiin buurta xaaji daahir buurta jufo uuray iyo jufo libidhay,

“Markaan Tobann Maqnaadaba

Waxbaan Taw Lasoo Odhane

Biyahaa Jufadda Tuulanbaan

Tuumbo Soo Galinne

Tog-Wajaale Waxaan ka Dhigi

Tarankii Baarliine.

Maxamed Saalax yacniile allaahu Yarxam Waxa uu kamid ahaa Dadkii Mubalaqa ahaa ee Ku Noolaa Deegaanada Somaliland, isagoo Tixdan Kooban ugu Halqabsadey ‘Buurta Juffa Uurey ee ku Magac dheer Jufada Xaaji Daahir Wakhtigii uu Kujirey 1960kii ololihii Baarlamàanka oo uu Kamid ahaa Dadkii ka Sharaxnaa Gobolka  Gabiley.

Waxaan ku Wareystay Buurta Juffa-Nuura ama juffa-uurey ama juffadii Xaaji Daahir Mid kamid ah Dadka Deegaanka oo Ku Magac Dheer Macalinka Waxaanu iiga waramey Waxyaabo badan oo kamid ah Mucjisaadka Buurta Juffa

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews