Fanaankii Oromada Ahaa Ee Dilkiisa Ay Ka Dhasheen Kacdoonada Gilgilay Dalka Itoobiya Oo Maanta Lagu Aasay Tuuladii Uu Ku Dhashay.
July 3, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Fanaan kasoo jeeda qoomiyada oromada ee habeenkii isniintii lagu dilay magaalada Adis ababa kaasi oo banaanbaxyo ka dhashay ay guud ahaan gil gileen dalka itoobiya iyo deegaanada oo kaso jeeda ayaa maanta lagu aasay deegaanka uu kasoo jeedo ee Ambo.