Dalka Taiwan Oo Soo Magacawday Safiirka Cusub Ee Ufadhiyi Doona Somaliland.
July 4, 2020 - Written by Berbera Today
Taiwan(Berberatoday.com)-Xukumada Dalka Taiwan, ayaa la sheegay inay Safiir usoo magacawday Jamhuuriyadda Somaliland.
Xukuumada Taiwan, waxay sheegtay in Maanta laga bilaabo ay magacawday Luo Zhenhua nominates Wakiilkeedii Somaliland.
