berberatoday.com
Jiif Caaqil Nabadayn Utagay Deegaanka Beeyo Macaan Oo Rasaas Lala Beegsaday Ugeeriyooday
July 4, 2020 - Written by Berbera Today

Beeyo Macaan(Berberatoday.com)-Alle ha unaxariisto Marxuum Jiif Caaqil Cabdilaahi Cabdi Maxamed oo ka mid ahaa Cuqaal iyo Salaadiintii Nabadaynta ka waday Colaada ka taagan Degaanka Beenyo macaan ee Bariga Gobolka Saaxil oo dhaawac rasaaseed oo mid kamida labada beelood ee dirirayaa ugu geysteen halkaas ugeeriyooday sida ay sheegayan wararka naga soo gaadhaya deegaankaasi.

Nabad doonka Geeriyooday ayaa ka hor intaan naftu ka bixin dhaawaciisa loo qaaday Dhinaca Magaalada Burco waxaanay naftu kaga sii baxday jidka gubanka ah ee udhexeeya Deegaanka Dirirtu kasocoto ee Beeyo Macaan iyo magaalada Burco waxaana meydkiisa la geeyay magaalada Burco oo markii horeba ka yimi.

Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuumka Nabad doonka ahaa ee Geeriyooday oo kasoo jeeda Beesha Solomadaw ee Bariga Burco

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews