berberatoday.com
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Garoonka Kubada Cagta Ee Xaafada Jig Jiga Ee Dhalinta Kacaanka.
July 4, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha Unaxariistee waxaa saaka cambaaro 7;00 subaxnimo lagu dilay garoonka kubada cagta ee dhalinta kacaanka ee xaafada jig jiga Yar kaasi oo lagu magacaabo Marxuum Maxamed Cabdi Xasan “Nageeye” oo dadiisa ahayd 19jir Kaasi oo gacan ka xaqdari dishay kadib markii wiil dhalinyaro ah oo katirsan caruurta ku jira xarunta Agoomaha Uu Tooray Ku Dhuftay laba jeer taasi Oo Uu Markii danbe UGeeriyooday Marxuumku Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargaysa.

Sida ay noo xaqajiiyeen dad xogogaal ah islamarkaana ku sugnaa garoonka ay wax dhaceen ayaa sheegay in wiilkan la dilay iyo ka ka dilka ugaystay  ay hore xurgufi  ugu dhaxaysay  taasi oo ka dhalatay kubada ay kuwada ciyaaraan garoonka dhalinka oo aan waxba ka fogayn xarunta agoomaha.

Isku dhacyada kooxa kubada iyo dhalinyrada ciyaarta ayaa iyadu ah mid khilaafkoodu soo noq nodo kaasi oo mararka qaar gaadha in dhalinyarada xaafadaha Hargaysi Ay kooxo kooxo isku ugaadhsadaan,

Wasaarada ciyaaraha Somaliland ayaan iyadu wax xal ah oo lagaga hortagayo khilaafyada ka dhasha kubada cagta aan samaynin islamarkaana tahli kari wayday in dhalinyaradu helaan garoomo kala duwan oo ay ku ciyaaraan.

Majirto wax war ah oo laxidhiidha dilka wiilkan dhalinyrada ah oo kasoo baxay laamaha amaanka iyo in la xidhay wiilkii kale ee dilka ugaystay .

 

 

Xigasho Wajaalenews.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews