Dawlada Itoobiya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Dadka Ku Dhintay Rabshadihii Ka Dhacay,
July 5, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 166 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen Rabshadihii dhawaan ka dhacay dalka Ethiopia, kuwaas oo ka dhashay Dilka fanaankii ka soo jeeday Qoomiyada ugu badan wadanka Ethiopia ee Haacaaluu Hundeessaa.
