berberatoday.com
Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Saaxil Oo Nabadayn Ugu Ambabaxay Deegaanka Beeyo Macaan
July 5, 2020 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Waftigan Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Saaxil Axmed Maxamed Xaashi Xubnana ay Kayihiin Gudoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Berbera Cabdishakur Ciddin. Xoghaya Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Cabdikariim Aadan Cadde,Odayaal Dhaqameed Iyo Xildhibaano Ayaa u Anbabaxaya Nabadeynta Dagaal Laba Beelod Oo Walaalo Ah Kudhexmaray Deeganka Beeyo Macaan Ee Bariga Gobolka Saaxil,

Dirirta Labada Beelood Ee Walaalaha Deegaankaas Kudhexnareysay Ayaa La Sheegayaa Inay Ku Nafwaayeen 4 Ruux Kuwaas Uu Kjiro Nabadoon Jiif Caaqil Ah Oo Burco Uga Soo Gurmaday Nabadeynta Kaas Oo Rasaastii Lays Weydaarsanaayay Sahatay Noloshiisa Sidaasna Ku Geeyoday Alle Uraxamadee Waxa Kaloo Iyaguna Dhawwacyo Labada Dhonac Kala Gaadhay.

Dagaalkan Ayaa Salka Kuhaya Sida Lasheegay Deegaameysi Cusub Oo Mid Kamida Labada Beelood Aagaas Kasameysay Iyo Aanooyin Hore Oo Beelahan Dhexmaray.

Maamulka Gobolka Saaxil Ayaa Markii Dagaalkani Bilaamay Ciidamo Isku Dhafa Oo Milatari Iyo Boolis Ah Udirtay Deegaankaas Hase Yeeshee Way Dhex Gali Kariwaayeen Ciidankaasi Dagaalka Labada Dhinac Oo Socday banaanka ayaanay ka joogsadeen.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews