“Beesha Habaryoonis Waanu Saaraynaa Kursiga Madaxweynenimada Muuse Dabaddii Laakiinse ….”Mayirka Gabiley Maxamed Amiin”Daawo Muuqal
July 6, 2020 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyyay Madashii ay Xilka kula kala wareegayeen badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Iyo Badhasaabkii hore oo ay kasoo qayb galeen siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed ka kala yimid gobolada dalka gaar ahaan masuuliyiintii iyo madaxdhaqameedkii badhasaabka cusub kasoo galbiyay gobolka Togdheer.
