“Haddaan Qof Uun Ku Hubo Muwaadinnimo, Toosnaan, Sharci Dhawris, Iyo Dal & Dad Jacayl, Waa Guuleed Dafac” Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey,
July 7, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Cabdilaahi Abwaan Xasan Ganey Oo Kamid Ah Dhalinyarada Hal Abuurka Ee Reer Somaliland ee ku Dhaqan Dalka Dibadiisa ayaa ka hadlay sida qofka reer Somaliland ee ka hadla Danta bulshada loo mar mariyo dacaayado raqiisa iyo cidbaa kaa danbaysa.
