berberatoday.com
“Waa Gaf In La Yidhaahdo Laga Tiro Badan Yahay Ee Mushkilada Haysataa Waa Quudhsi Iyo Hayb Sooc Joogto Ah Oo Lagu Hayo”Muj Boobe.
July 7, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Muj/Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” oo kamid hal doorka Somaliland ayaa ka hadlay dhibta lagu hayo beelaha la hayb sooco iyo xanuunka ay ku tahay bulshadaasi isagoo xusay shaqooyinka ay dadkaasi gaar ku lahaayeen iyo halkii ay ka deganaayeen hargaysadii hore.

Sidoo kale Qoraa boobe ayaa lafo gur ku sameeyay dhiilada dadka la hayb sooco oo uu sheegay in aanay mushkiladu ahayn in laga tiro badan oo gaf ku ah, balse ay dhibtu tahay takoorka iyo hayb sooca joogtada ah ee lagu hayo.

Dhanka kale muj boobe ayaa xusay xaafada ay hada degan yihiin beelaha la hayb sooco ee daami iyo marxalada ay hada ku sugan yihiin.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews