Xildhibaan Gole Wakiileed Sheegay Inuu Diyaar Yahay Xeerka Lagu Soo Dooranayo Xildhibaanada,Madaxwaynuhu Maxkamada Sare Ugudbiyay”Daawo Muuqal
July 7, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan cabdiraxmaan dheere oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa sheegay in uu diyaar xeerka lagu soo dooranaya xildhibaanada golayaasha danbe xili madaxwayne biixi dhawaan maxkamada sare ugudbiyay in ay qaraar kasoo saarto saami qaybsiga kuraasida golaha wakiilada