Dawlada Australia Oo Bandow 24sacadood Ah Kusoo Rogtay Xaafada Ay Somaalidu Ka Degen Tahay Magaalada Melbourne.
July 8, 2020 - Written by Berbera Today
Melbourne(Berberatoday.com)-Dawlada Australia ayaa bandow habeen iyo maalin ah kusoo rogtay qeybo katirsan magaalada ugu weyn dalkaas ee Melbourne oo ayku nool yihiin Soomaalida badan oo qaxooti ah.
