Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Awdal Oo Xilkii La Wareegay”Daawo Muuqal
July 9, 2020 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday,com)-Badhasaabka cusub ee gobolka awdal ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada boorama halkaasi oo loogu qabtay munaasibadii uu xilka kagala wareegay badhasaabkii hore ee Gobolka.
https://youtu.be/P2ARxGldkZE
Berberatoday.com