Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Kulan La Yeeshay Golaha Deegaanka Gabiley”Daawo Muuqal
July 9, 2020 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley ayaa kulankiisii labaad la qaatay golaha deegaanka degmada gabiley kaasi oo daarnaa sidii ay badhasaabka iyo golaha deegaanka isku baran lahaayeen lagana wada tashan lahaa hawlaha qaran ee uwada yaala.
