berberatoday.com
Safiirka Dalka Shiinaha U Fadhiya Somaliya Oo La Sheegay In Uu Booqasho Ku Imanayo Somaliland!
July 9, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha u fadhiya Dalka Soomaaliya Ambassador Qin Jian ayaa la sheegay inuu socdaal ku imanayo Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Inkastoo aanu jirin war rasmi ahi, haddana warar soo baxaya ayaa sheegaya in safiirku doonayo inuu socdaalku yimaado Hargeysa si uu ula kulmo Madaxweyne Biixi.

Socdaalka safiirka ayaa la xidhiidha iskaashiga cusub ee u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan.

Lama garanayo in safiirka Shiinuhu u socdo oo keliya inuu isku dayo inuu Somaliland ku qanciyo inay ka laabato xidhiidhka cusub ee Taiwan iyo inuu u socdo qorhe kale.

Shiinaha ayaa kor iyo hoosba u sheegay inaanu ogolayn in Taiwan xidhiidh la samayso Dalalka Somaliland ka midka tahay, isagoo markii uu soo baxay heshiiska Somaliland iyo Taiwan ku eedeeyay Somaliland inay duulaan ku tahay Midnimada dhuleed ee Shiinaha, laakiin Arrintaasi waxa ku gacan-saydhay Taiwan iyo Somaliland labadaba.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews