Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Soo Bandhigay Daraasad Cusub”Daawo Muuqal
July 9, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja oo tababar uqabtay qaarkamid ah suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta Somaliland ayaa soo bandhigay daraasad cusub oo ay ka diyaariyeen arimaha saxaafada Somaliland.
