Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Ee Taiwan Iyo China Oo Isweydaarsaday Hadalo Kulul Oo Salka Ku Haya Xidhiidhka Somaliland Iyo Taiwan
July 9, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradaha Arrimaha dibedda ee Shiinaha iyo Taiwan ayaa iswaydaarsaday weerar iyo Weerar-celis dhinaca Warbaahinta ah oo salka ku haya Iskaashiga dhex maray Somaliland iyo Taiwan oo Dawladda Shiinuhu ka Damqatay.
