Dawlada Itoobiya Oo Masar Ku Eedaysay Rabshadihii Dadka Badani Ku Dhinteen Ee Ka Dhacay Dalkeeda.
July 11, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada itoobiya ayaa dalka masar ku eedayay rabshadihii ka dhashay dilka fanaanka ah ee kasoo jeeday qoomiyada oromada oo banaan baxyadii ka dhashay ay ku dhinteen boqolaal qof hala dadka dibadbaxyada samaynayay ay ku gubeen taalooyin qadiimiya oo ku yaala dalka itoobiya iyo guryo iyo gaadiid.
