Maraykanka Oo Cuno Qabatayn Kusoo Rogay Masuuliyiin Katirsan Dalka Shiinaha
July 11, 2020 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Dawlada maraykan ayaa dhawaan cuno qabatayn kusoo rogtay masuul katirsan dawlada shiinaha kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay tacadiyo kula kaceen dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan dalka shiinaha.
